BREAKING NEWS

Gobolka Sanaag oo Dawlada Somalia Udirtay Diyaarad Sida…..

Diyaarad Gargaar Caafimaad wadda ayaa goordhaweyd ay dowladda Soomaaliya u dirtay gobolka Sanaag.

Garoonka diyaaradaha ee magaalada Badhan ayaana hadda lagu sugayaa diyaaradda oo goordhaweyd toos uga soo haaddey Xamar.

Dowladda Soomaaliya ayaa hore Gargaarkan oo kale oo loogu talogalay xakamaynta COVID19 ugu dirtay gobolka Sool taasi oo ka degtay Buuhoodle

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top