BREAKING NEWS

Cabdi samad yuusuf maxamed abwaan”Madaxweyne gaas maalin kuma darsan karo hadii kale dagaal ayaa dhacaya”{Dhagayso}

Xiligan puntland waxaa laga hadal haya waraar ku saabsan doorashada xilka madaxweynaha puntland oo sida sharciga puntland uu qorayo ahayd in ay dhacdo horaanta sanadka 2019 balse taasi xiligan waxaa jira warar badan oo sheegaya in ay wax badan iska badaleen

HALKAN KA DHAGAYSO

Cabdi samad yuusuf maxamed abwaan oo horay u soo noqday wasiirka ganacsiga puntland xiligii AUN Dowladii Madaxweyne Maxamuud Muuse Xirsi (Cade) ayaa ka hadlay warar dhawaan soo baxay oo sheegay in madaxweynaha xiliga talada puntland haya ee cabdi wali maxamed cali gaas uu doonayo in hal sano oo dheeri ah uu ku darsado mudo xileedkii horay loogu balamay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top