BREAKING NEWS

Gudoomiye Mahad Cabdalla cawed Fadeexad Banaanka Keenya & Qiyaanadii Shacabka Loo Gestay (DAAWO VIDEO)

Iyado 28-ka bishan la qorsheynayo in magaalada baydhabo lagu qabto shir ay isugu imaanayaan Dowlada dhexe iyo xubnaha maamula Gobaledyada oo looga hadli doono arimaha destuurka qabya qoraalka ee soomalaiya ayaa waxa dhaliilay gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka soomaaliya mahad cabdalla cawid.

Gudoomiye Mahad cabdalla cawid ayaa shaaca ka qaaday in destuurka qabya qoraalka usan gacanta ugu jirin baarlamanaka iyo xukuumada isla markaana ay gacanta ku hayaan hay’ado shisheyo bilowgii horana rayi aruurin siyaaba kala duwan looga qaaday kumanaan ka mid ah shacabka.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanaka soomaaliya Mahad cabdalla cawid ayaa ka dhawaajiyey caawinaada qaramada midoobay iney noqoto mid soomaaliyed balse aysan noqon mid lagu dhibaateyo bulshada soomalaida.

Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamanaka soomaaliya mahad cabdala cawid ayaa hadalka ka jeediyey kulama iyo dooda u kaga qeyb galayey Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxana u kusoo aaday waqti dabayqaada bishan la qorsheynayo in shir looga hadlayo arimaha desturka qebya qoraalka soomalaiya lagu qabto magaalada Nairobi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO”

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top