BREAKING NEWS

Xukumada Jabuuti Oo Kaga Naxsatay Maamulka Somaliland

Wasiirka arrimaha dibada Jamuuriyadda jabuuti Maxamud cali yuusuf ayaa bartiisa uu ku leeyahay Twiiterka waxaa uu ku baahiyay qoraal uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay ka dal jabuuti ahaana ay soodhaweynayaan in dawlada fadaraalka somalia joojiso heshiiska dekeda berbera ee somaliland .imaaraadka iyo itoobiya.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top