BREAKING NEWS

Amisom oo soo bandhigtay Jabkii kasoo gaaray dagaalkii Balcad & Dhaawacyo Muqdisho la keenay{sawiro}

Ciidamadii AMISOM ee ku dhaawacmay weerarkii ay Alshabaab ku qaaday Kolonyo ay galbinayeen ciidamada AMISOM ayaa la geeyay Magaalada Muqdisho.

Ciidamadan oo u dhashay dalka Brundi ayaa la dhigay Isbitaalka Heerka labaad ee AMISOM, magaalada Muqdisho, waxaana isbitaalka AMISOM ku ku booqday ku xigeenka madaxa Midowga Afrika ee Soomaaliya Simon Mulongo.

AMISOM ayaan shaacin ilaa iminka qasaaraha ciidamadooda kasoo gaaray weerarka oo ka dhacay Jimcihii duleedka degmada Balcad, dowladda Brundi ayaa sheegtay in shan askari looga dilay weerarkaasi.blankblank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top