BREAKING NEWS

Dad Cudurka Jadeecada ugu geeriyooday Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo.{Dhagayso}

Laba qof ayaa ugu geeriyootay Cudurka Jadeecada Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, Isbitaalkaas oo maalmihii dambe la keenayay dadka uu soo ritay Cudurkaasi, kuwaas oo laga kala keenayay dhulka Miyiga ah ee ka fog Magaalooyinka sida ay noo xaqiijiyeen howl-wadeenada Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo.

HALKAN KA DHAGAYSO

Agaasime ku Xigeenka Isbitaalka dhexe ee Magaalada Gaalkacyo oo Widh Widh Online  lahadlay ayaa sheegay in ay adeeg u fidiyeen dad badan oo la soo gaarsiiyay Isbitaalka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top