BREAKING NEWS

YAABKII ADDUUNKA “99 Sano Jir Koobkii Dabaasha Qaaday (DAAWO VIDEO)

George Corones oo ka soo jeeda dalka Australia bisha afraad ee sanadkan aynu ku jirno  ayuu noqonayaa 100 sano jir, wuxuuna  jebiyey  koobkii dabaasha ee dadka la  d’adiisa ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top