BREAKING NEWS

Imaaraadka Carabta & Siyaasada Dadban Ee Dowladaha Dariska AH oo Dagaal Qaawan Ku Qaaday Dowladda Soomaliya & Shabaab oo La Xoojiyay

Wararka ka soo baxaya caasimada Addisababa ee Dalka Itoobiya ayaa sheegay in Dowladda Imaaraadka uu si qaawan ulla dagaalamayo in Dowladda dhexe ee Farmaajo meesha laga saaro guud ahaan, waxaana la doonayaa in laga hor keeno Xildhibaada Baarlamaanka dowladda si loo rido.

Dagaalkan afar geesoodka ah ee dowladda barakaysan ee Maxamed C/laahi Farmaajo lagu soo qaaday ayaa ah mid dhaqaale iyo mid ciidamada wadanka ka jooga ee sirdoonka ah la shaqaynaya al-shabaab oo lacagtii ugu badnayd helay.

Lacagaha lagu bur-burinayo inta badan waxaa la soo marsiin doonaa Maamulka Somaliland oo ay ku sugan yihiin saraakiil faro badan oo al-shabaab, waxayna hada si wacan u heleen gacan dhaqaale iyo mid siyaasadaysan ee Itoobiya ku doonayso dhulka Soomaliya siiba berbera la wareegto.

Dowladda Imaaraadka ayaa dhacday kumanaan shacab ah oo waddankeeda ka gacansan jiray oo Soomali ah, waxayna habayn iyo maalin u dhaqaaqday inay ganacasatada Soomalida ay si toos ah hantidooda ulla wareegto, waana mid keentay inay dalkiina ugu dabo yimaadaan oo ay ka qaadaan dhaxalkii ay la haayeen guud ahaan dekadaihii yar-yaraa.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top