BREAKING NEWS

Labo Sanno kadib Qabsashadii Degmada Qandala ee Ururka Daacish Waa sidee Xaaladu xiligan?{Dhagayso}

Gudoomiyaha degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa ka hadlay Xaalada guud ee degmadaasi iyo deegaano dhowr oo hoosta waxaana uu xusay inay deegaanka ka jirto Abaar reer guuraagiigana ay isaga tageen degmadaasi.

HALKAN KA DHAGAYSO

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale wuxuu ka hadlay kadib Qabsashadii Degmada Qandala ee Dacish dadkii xiligaasi magaalada isagabaxay wuxuuna sheegay inay qaar kamid ah ku suganyihiin goobtii horay ay ugu barakaceen halka kuwana dib ugu soo laabteen gudaha degmada Qandala ee gobolka Bari

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top