Gudoomiyaha shirkada DPW ee Dalka imaaraadka ayaa sheegay in aanay dawalada Fadaraalka Soomaaliya waxba ka qaadi . Somaliland-na tahay dawlad madax banaan . cadeeyeyna in ay sii wadi doonaan mashruuca dekedda Bebera iyagoo kaashanaya Itoobiya.