BREAKING NEWS

Xeerka Isgaarinta Puntland oo ka wadda hadleen Shirkada isgaarinta iyo Wasaarada Warfaafinta Puntland.{Dhagayso}

Magaalada Garowe ee caasumada Dawlada Puntland ayaa waxaa ka dhacay kulan dhexmaray Madaxda Shirkada Isgaariinta Goliska iyo Wasaarada Warfaafinta dawlada Puntland.

HALKAN KA DHAGAYSO

Wasiirka wasaarada Warfaafinta Cabdi Cali Xirsi Qarjab ku xigeenkiisa Shiikh Aduun iyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa ka qayb galay kulankaasi waxaana looga hadlayey xeerka isgaarinta Puntland iyo Shirkadaha.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top