Waxaa goordhaweyd Dagaal Beeleed Ka Qarxay Deegaanka horufadhi ee Gobolka Cayn halkaasi oo ay isku Dagaalen labo beelood Oo reer khaatumo Ah.
Beelaha Ku dagaalamay Deegaankaasi ayaa kala Ah Hayaag iyo Hagar.
Khasaaraha dagaalkan oo Qarxay Goordhaweyd Ayaa La sheegaya In uu maraayo ugu yaraan labo Dhimasho ah iyadoo Dhaawaca aan hada la shaacin.
Lama oga ilaa hada Sababta dagaalkaasi uu Ku Bilowday iyo waxa uu Salka ku hayo.