BREAKING NEWS

Golaha wakiilada maamulka soomaaliland oo si lama filaan ah uga hadlay saamiga itoobiya laga siiyay dekada ber bera{Dhagayso}

Guddida joogtada ah ee golaha wakiilada maamulka somaliland ayaa ka hadlay heshiiska saddex geesoodka ahaa ee dekada berbera kaasi oo dhexmaray Itoobiya Imaaraadka carabta Iyo maamulka somaliland .

HALKAN KA DHAGAYSO

Xildhibaan axmed ducaale bulaale ayaa sheegay xukuumada muuse biixi ay fulisay heshiis xiligan loo baahna in la hirgaliyo wuxuu itaas ku daray in shacabka siyaabo aan sax ahayn looga dhaaciyay saamiga ay dowlada itoobiya ku yeelan doonto dekada ber bera

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top