Baashe Cali Jaamac oo horey Wasiir uga soo noqday Somaliland, oo maanta Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa ka horyimid Heshiiska dekedda Berbera, Wuxuuna soo bandhigay Waxyaabaha uu ku diidan yahay Heshiiskaasi.Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Saldhiga Milatari ee la sheegay in Imaaraadka laga siin doono Berbera, Wuxuuna ka hadlay Arimo kala duwan.