BREAKING NEWS

Dowlada Kenya oo Gobolo Badan Ka Joojisay Qaadkii & Somaliland oo Loo Soo Rarayo (Daawo Video)

Waxaan maanta ka soo baxay dalka kenya amar lagu joojinayo qaadka gobolo ka mid dalkan Kenya kadib markii la ogaaday inay ku baa’een 2 milyan oo shacabka oo cunayay qaadkaas.

Amarkan oo ka soo baxay xafiiska wasiirka arimaha gudaha ayaa lagu amaray inaan qaad danbe la gayn goboladaas oo la badbaadiyo shacabkaas. Waxaana isla maanta cabasho ka muujiyay gacansatada qaadka beerata oo Wasiirka ku amaray inuu arinkaas ka noqdo.

Wasiirka ayaa u balan qaaday isla maanta inuu qaadkaas loo arari doono Maamulka Somaliland isaga oo sheegay inay iska soo diryaariyaan gudi gacansi oo loo diro deegaanadaas ee Somaliland.

Waxaa masuub ah in dalkiisa uu ka joojiyo, hadana uu diro dad kale oo la doonayo in la baabiyo jiilasha soo socda. Waxaa kale uu sheegay in Somaliland ay si toos ah ulla macaamil doonaan iyaga oo aan u sii marin DF ee Soomaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top