BREAKING NEWS

Muqaaal Laga Soo Duubay Horufadhi iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,

Waxaa dagan xaalada Deegaanka Horufadhi Ee Gobolka Cayn oo Shalay Ay ku dagaalamen beelo walaalo ah kuwaaso maanta galinkii Danbe Lagu Guulaystay in la kala qaado Maleeshiyaad ay halkaasi shalay dagaal ku dhexmaray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top