BREAKING NEWS

Oroodaga Canka Ah Mo Farah Aya Lagu Bahdilay Airport Otto Lilienthal ee Kuyaala Caasimada Germane{VIDEO}

Orodyahanka Caanka ah ee Maxamed Faarax ( MO FARAH ) ee haysta dhalashada Britain balse asalkiisu uu yahay Soomaliga waxaa si Fool xun ula dhaqmay Nin ka tirsan Booliska magaalada Munich ee dalka Jarmalka Xili uu ku sugnaa Garoonka Diyaaradaha.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top