BREAKING NEWS

Xildhibaan oo Ku Geeriyooday Qarax Miino gobolka shabeelaha hoose{Dhagayso}

Wararka anu ka heleyno deeganka bali-doogle ee gobolka shabeelaha hoose aya shegaya in labo xildhibaan oo ka kala tirsan maamullada Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle ay ku dhinteen qarax miino oo dhacay agagaarka Balli-doogle.

HALKAN KA DHAGAYSO

Xildhibanadan aya la shegaya in ay qeyb ka ahayeen safar uu degenkas ku tagay madaxweyne Shariif xasan ay qeyb ka ahayeen.

Xildhibaanka Koonfur galbeed waxaa lagu magacaabaa Cabdirisaq Cabdiqadir Maxamed Baraf, waxaa kale uu hayey jagada wasiiru dowlaha amniga halka Xildhibaan-ka Hirshabeelle lagu magacaabo Axmed Cabdi Faarax

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top