BREAKING NEWS

Dawlada Somalia Ka Hadashay Shaqaaqada horufadhi {VIDEO}

Xildhibaan Cali Ahmed Jamac Jangali oo kamid ah xubnaha barlamaanka soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanka ssc ayaa ka hadlay colaad labo ardaa oo walaalo ah ku dhexmartay deegaanka horufadhi iyo gocondhaale.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Cali Ahmed Jamac Jangali ayaa ugu horeen baaq nabadeed u diray laba dhanba isagoona ugu baaqay qeybaha kala duwan bulshada SSC inay dhexda u xidhan xakameenta colaada.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top