BREAKING NEWS

Wiil Reer Cadaado ah oo Gacantiisa ku sameeyay Sollar Cad-Ceeda ku shaqeeya{VIDEO}

Axmad Cumar Sahal oo ku magac dheer Axmad Dable waa 32 jir ku dhashay, kuna nool Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Axmad waxa uu sameeyey Soolar ku shaqeeya qoraxda, isagoona bishan Maarso ee sanadkan 2018 ku guuleystay in uu ka shaqeysiiyo soolarkii ugu horeeyey ee uu gacantiisa ku sameeyo.

Soolarka ayaa laga taagay mid ka mid ah xaafadaha Magaalada Cadaado oo horey u ahaan jirtay xaafad mugdi ah , balse markii soolarka laga taagay ay iftiin noqotay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top