BREAKING NEWS

Xaaska Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad Qiiroleh ka jeedisay Muqdisho & Fariin ku socota…{VIDEO}

Marwadda Koobaad ee dalka Saynab Maxamed ayaa khudbad qiiro leh xalay ka jeedisay munaasabad lagu xusayay maalinta Haweenka Aduunka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xaaska Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegtay in dumarku yihiin kuwa ugu badan ee dhibaatada ay soo wajahday mudadii burburka, sidoo kalana ay yihiin hormuudka nabada

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top