Muuse Biixi cabdi oo caawa waraysi Kooban Ku Siiyay Hargeisa Tv Horn Cable ayaa ka jawaabay Dhawaaqi Kululaa ee Shalay madaxweyne farmaajo ka jeediyay Kalfadhiga Barlamaanka Soomaaliya Kuna Aadana Heshiiska Dekeda Berbera.