Waxaa maanta Magaalada Caynaba ee Gobolka Sool ka dhacay Mudaharaad balaadhan oo Ay Dhigen Beesha habar jeclo Mudaharaadkaasi oo looga soo Hor jeedo dawlada fadaraalka somaliya iyo madaxweyne farmaajo islamarkaana lagu taageeray Heshiiska Berbera.