BREAKING NEWS

Ciidan Gaar ah oo caawa la wareegay ilaalinta Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.{VIDEO}

Xarunta Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa caawa la wareegay ciidan gaar ah oo aan ahayn kuwi hore u ilaalin jiray xarunta.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidanka ayaa ah kuwo ka tirtsan Milatariga Soomaaliya gaar ahaan ilaalada madaxtooyada waxaana meesha laga saaray ciidanki hore ugu sugnaa oo ahaa kuwo Boolis ah.

Jawaari Oo la Hadlay Hada Warbaahinta waxaa usheegay in Raysal wasaare khayre bixiyay amarka ah in lala wareego xarunta barlamaanka somalia islamarkaana mooshinka ay wado xukumadaa khayre.

sikastaba arintan ayaa imaaneysa xilli ay cirka isku sii shareereyso xiisadda siyaasadeed ee u dhaxeysa Golaha shacabka kadib mooshinka gudoomiye Jawaari.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top