BREAKING NEWS

Dowladda Imaaradka Carabta oo Shaaciyey in uu Soomaaliland Ciidamo u Tababaarayo & Dowladda Itoobiya Hubka Ka Caawinaysa (XOG QARSOON)

Imaaraadka Carabta ayaa tababaraya Ciidamada Somaliland, kaas oo qeyb ka ah heshiiska lagu dhisayo Saldhigga Millateri ee Imaaraadka Carabta ka sameynayo Berbera.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa wareysi uu Wakaalada wararka ee Reuters ku siiyay Abu Dhabi ku sheegay in Imaaraadka Carabta ay tababari doonaan Ciidamada Booliska iyo Milateriga Somaliland, isagoo rajo ka muujiyay in heshiiskan lagu soo gabagabeyn doono labo bilood

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top