BREAKING NEWS

Gudoomiyaha Shirkada Dp World iyo Wasiirka Arimaha Dibada Imaaraadka oo Itoobiya u Xilsaaray Bur-Burinta DF (DAAWO VIDEO XOGTA SULTAN)

Gudoomiyaha Shirkada Dp World Sultan Bin Sulayman ayaa waxaa wax laga weydiiyey codbixintii Baarlamaanka Soomaaliya ay dhawaan dalkaa kaga mamnuuceen shirkada Dp World waxaana uu yidhi

“Runtii taasi nama khusayso, sababta oo ah Baarlamaanka Soomaaliya wuxuu samayn karaa qaylo iyo hadal ay soo saaraan, laakiin xaqiiqda runta ahBerbera [Somaliland] waxay heshiisyo kula jirtaa dalal badan oo dunida ah iyo shirkado badan taasina waxay waafaqsan yihiin sharcigooda.” ayuu yidhi

HOOSE KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top