Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Muuse Biixi uu Xaalad adag galiyay deegaankan
C/raxmaan Cirro ayaa sheegay in lagu casuumay safarkaasi,balse uu labo sababood dartood kaga cudur daartay.
Isku soo wada duubow Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka WADANI C/raxmaan Cirri ayaa ka hadlay hadal ka soo baxay Dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa Heshiiskii Ber bera.