Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee maamulka somaliland cabdiraxmaan ciro shir Jaraa id ku qabtay hargeisa maanta ayaa ka hadlay sababta uu dalka imaaraadka ugu raaci waayay hogaamiyaha somaliland muuse biixi cabdi.