BREAKING NEWS

Haweeney Qabtay Cudurka HIV AIDS Oo Cirbad Ku Durtay Darawal Mooto Bajaaj (DAAWO YAABKA YAABKIISA)

Dhacdadaan oo aad looga naxay ayaa waxa ay Maanta ka dhacday meel aan ka fogeyn Isgoyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho,blank

Qof ka mid ah Goobjoogayaasha ayaa waxa uu sheegay in Wiil Dhalinyarada ku Shaqeysata Mooto Bajaajta uu qof haweeney ah ka soo qaaday meel waxyar u jirta Isgoyska Tarabuunka,isl markaana xili uu marayay wadada soo aada dhanka Taleex ay haweeneydii ku durtay Cirbad.

Waxa uu sheegay qofka Goobjooga ah in intaasi kadib Wiilkii uu joojiyay Mootada kadibna dhulka uu ku dhacay,isaga oo qeylinaya,sidaasina ay goobta ku yimaadeen Ciidamo ka tirsan dowladda,isla markaana ay qabteyn Haweeneydii.

Waxaa sidoo kale uu sheegay in Ciidamadu ay wareysteen haweeneyda ayna u sheegtay in ay qabto Cudurka HIV AIDS,isla markaana ay ka timid Magaalada Hargeysa,ugu dambeyna ay ciimadu la wareegeen Haweeneydii iyo Wiilkii Darawalka Bajaajlaha ahaa.

Dhacdadaan oo ah mid dalka ku Cusub,waxaana mudo bil ka hor ah sidaan oo kale la sheegay in dhacdadaan ay ka dhacday degmada Wadajir wallow markii dambe

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top