Musharaxaddii xilka madaxweyne ee Mareykanka kula tartameysay Donald Trump , Hillary Clinton ayaa cagaheeda ku socon wayday oo garbaha la qabtay xilli ay booqasho ku joogtay dalka Hindiya.