BREAKING NEWS

Madaxweyne Cali Khaliif oo Isku Doortay & Shacabka Reer Khaatumo La Yaaban (DAAWO VIDEO)

Baarlamaanka Khaatumo oo fadhi ku yeeshay magaalada Widh Widh ee gobalka Buuhoodle ayaa waxaa ay muddo hal sanno ah ay u kordhiyeen xukuumada madaxweyne Cali Khaliif Galayr.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top