Shacabka ku dhaqan magaalada Burco ayaa ka horyimid heshiiska shirkadda imaaraadka carabta ee DP world in lagu wareejiyo dekadda berbera waxayna taageereen go,aankii madaxweynaha jabuuti uu ku eryay DP World.