BREAKING NEWS

Sheekh mustafe oo Runta Dhan Dhansiiyay Maamulka somaliland & DF ”Waa Ina Yareeyay Xalkeena” (DHAGAYSO)

Sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun oo ka mid ah culimada ugu caasan gayiga soomaalidu dagto iyo caalamka ayaa ka hadlay arinta gooni isu taaga soomaaliland ay doonayso .

Sheekha ayaa sheegay in soomaali aan xiligan la kala jari karin ayna yihiin dad ehel iyo islalnimo ay ka dhaxayso wuxuu arinta gooni istu taaga soomaaliland ku eedeeyay in dowlado shisheeye ay dabada ka riixayaan sida uu hadalka u dhigay sheekh mustafe

HALKAN KA DHAGAYSO

 

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top