Xaalad Siyaasadeed oo aad u kacsan ayaa wali ka taagan magaalada Muqdisho kadib mooshinkii laga keenay Gudoomiye Jawaari.
Shirkii Jaraa’id ee Jawaari uu qabtay ayaa muujiyay inuu diyaar u yahay mooshinkaas, laakiin waxaa xaalada sii xumeeyay ciidamo aad u badan oo la dhoobay xarunta baarlamaanka.
Barnaamijka Arimaha Soomaaliya ayuu Wariye Cagma-dhige oo ka tirsan Universal TV waxaa uu uga hadlay siyaasadda dalka isagoo xogo badan soo bandhigay.