BREAKING NEWS

Doorashada Madaxtinimada Ruushka oo Meel gaba gaba ah marayso (DAAWO VIDEO)

Shacab waynanaha Dalka Ruushka ayaa udareeray Codaynta Doorashada Madaxtimada dalkaas oo sanadkaan ay ku tartamayaa ilaa 7 murashax.

Doorashada ayaa qaab horu dhac ah loo shaacin doonaa galinka dambe ee maanta waxaana ugu cad cad Madaxwaynaha Hada talada Haaya ee  Vladimir Putin.

Doorashadan ayaa waxaa ku qayb galaya musharixiin todoba ah uu ku jira madaxwaynaha talada, nin ganacsade maal qabeen ah oo lagu magacaabop Pavel Grudinin, gabar wariye ah oo iyane lagu magacaabop Ksenia SobchaMaxim SuraykinGrigory YavlinskySergey Baburin,  iyo Vladimir Zhirinovsky.

Madaxwayne Ruushaka oo ka mid ah musharixiinta ayaa xilka Soo haayay tan iyo 1999 waxa uuna madaxwayne Soo noqday afar jeer, sidoo kale waxa marne soo Ra’isul wasaare.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top