BREAKING NEWS

Faysal Cali Waraabe Ku Tiraabay In uu Farmaajo iyo Khayre Ka Xoreenaayo Xamar{Dhagayso}

Gudoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo la hadlaayey jaaliyada soomaalida ku noolka dubai ayaa waxaa uu ka Hadley arimo badan oo khuseeya Somaliland iyo Somaliya

HALKAN KA DHAGAYSO

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay ku talo jiraan sidii ay Muqdisho uga horeyn lahayeen Madaxweyne Farmaajo iyo raysal wasaarihiisa Xasan Cali Khayr

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top