Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inuu dhamaaday Khilaafkii u dhaxeeyay isaga iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya,islamarkaana uu aqlbalay mooshinka laga gudbiyay.