BREAKING NEWS

Itoobiya oo Sii Daysay 50 Maalmood Kadib Wabiga Shabeelle Oo Biyo Keenay (DHAGAYSO)

Boqolaal dadweyne ah oo ka kala yimid 4-ta Xaafadood ee Magaalada jowhar ayaa isugu soo baxay Jiinka wabiga Shabeelle ee mara Jowhar oo bilihii u dambeysay ahaa mid faaruq ah.

Dadweynaha ayaa aad ugu faraxsanaa Biyaha Wabiga Shabeelle oo soo buuxsamay,waxana mudo laba bilood ah hakad galay tacabka beeraha.

Qaar ka mid ah dadkii ku soo xuumay Wabiga ayaa Wakiilka Radio Dalsan ee Magaalada Jowhar waxa ay u sheegeen in ay aad ugu farxeen,isla markaana ay haatan isku diyaarinayaan tacabka beerahooda.

HALKAN KA DHAGAYSO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top