BREAKING NEWS

Banaanbax Ka Dhan Ah Somaliland Oo Ka Socda Gobolka Sool{VIDEO}

Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ka dheceen dibad baxyo looga soo horjeedo maamulka Soomaaliland iyo boqolaal katirsan ciidankiisa oo muddo dhowr bilood ah ku sugan deegaankaasi.

HALKAN KA DAAWO…..

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top