BREAKING NEWS

Doon Ku Soo Xiratay Dekada Boosaaso Oo Gubaneysa (SAWIRO)

Magaaladda Boosaaso Dooni ayaa ku gubatay meel wax yar u jirta dekedda magaalada Boosaaso, lamana garanayo waxa dhaliyey dabkan ka kacay doonida.

Doontaan oo illaa iyo hadda aan la ogeyn waxa saaran Uurada qaaca ayaa circa isku shareeray,iyada oo uu socdo gurmad lagu deminayo.

La Soco Wixii Soo Kordhablank

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top