BREAKING NEWS

Duqa Muqdisho”Xeerka Saxaafadu Waa in Uu Noqdaa Mid ay Warbaahintu Ku Qanacsan Tahay Si Dhaqan galkiisu u sahlanaado”{Dhagayso}

Duqa muqdisho oo ka qeyb galayey kulan looga hadlayey sidii saxaafada soomaalida ay u dhaqan galin lahayd sharcigii saxaafada ee kal hore la ansixiyey ayaa sheegay in loo baahan yahay in warfidiyeenadu ay ku qanacsanaadaan xeerka la meelmariyey si dhaqan galkiisu uu u hirgalo

HALKAN KA DHAGAYSO

Gudoomiye yariisow ayaa sidoo kale xusay in xiligii uu ahaa wasiirka warfaafinta uu dib eegis ku sameeyey xeerkan taasina uu uga gol lahaa in warfidiyeenadu ku qancaaan isla markaana qaab sharci ah loo wada shaqeeyo

Mudane yariisow ayaa sidoo kale xusay in ay wada tashiyo la sameeyeen hay’adaha UNESCO & HRW taasina ay ugu wacanayd in ay xeerka saxaafada ka dhigaan mid caalami ah.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top