BREAKING NEWS

Xildhibaan Khaliif “Shirkadda DPWolrd ayaa ka dambeysa mooshinka laga keenay Jawaari”[Dhagayso}

Khilaafka ka dhex aloolsan Xubnaha Golaha shacabka ee ku aadan mooshinka Jawaari halka uu salka ku hayo ayaa ay xildhibaanada ku kala qeybsan yihiin.

HALKAN KA DHAGAYSO

Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ah mudane ka tirsan Golaha shacabka una waramay KNN ayaa waxaa uu sheegay in shirkadda DPWolrd ee 12-kii bishan Baarlamaanka soo saaray xeer dalka looga mamnuucayo ay ka dambeyso xiisadda ka dhex taagan xubnaha Golaha shacabka.

Xildhibaanka ayaa sheegay in DPWorld ay gadaal ka riixeyso mooshinka laga keenay Gudoomiye Jawari sidoo kalena ay ka dambeyso ciidanka la geeyay xarunta golaha Shacabka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top