Wararkii ugu danbeyay ee naga soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa shegaya in Khilaafkii siyaasadeed ee u dhaxeyay Raiisul wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari u saameyay Madaxda Maamul Gobaledyada Dalka.