BREAKING NEWS

Shacabka Hargaysa Oo Iska Mamnuucay Isticmaalka lacagta Somaliland{VIDEO}

Ganacsatada iyo Sariflayaasha magaalada hargeisa ayaa iska mamnuucay wax ku iibsiga lacagta faalsada ah ee shilin somaliland taaso dhawaan maamulka muuse biixi ku soo rogay shirkadaha telesom iyo somtel inay joojiyan adeega Zaad iyo Edahab ee Dollarka la isugu diro una rogan shilin somalialnd

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top