BREAKING NEWS

Xildhibaan Dalxa”Baarlamaanka Looma Abuurin Xukuumadd Inuu Xilka Ka Qaado”{Dhagayso}

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Federaalka Soomaliya ayaa ka hadlay mooshinka laga wado Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

HALKAN KA DHAGAYSO

Dalxa ayaa sheegay mooshinka laga wado jawaari uu yahay mid sharci ah, islamarkaana ay soo dhaweynayaan go’aankii uu qaatay gudoomiyaha ee ahaa in uu aqbalay Mooshinka.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top