BREAKING NEWS

Baarlamaanka Hirshabelle oo ka maqan Jowhar{Dhagayso}

Maamulka Hirshabeelle ayaa la daala dhacaaya dhibaatooyin kala duwan iyadoona Wasiirada, Xildhibaanada, iyo Mas`liyiinta kale ee Hirshabeele ay ka maqan yihiin Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulkaasi, maqnaashiyahaasine ay cuuryaamisay Shaqooyinka Maamulkaasi uu qaban lahaa.

HALKAN KA DHAGAYSO

Xildhibaan Sharma`arke Xasan Ganey oo ka tirsan Baarlamanka dowladda Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabelle oo la hadlay Widh Widh Online  ayaa waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Barlamanka Maamulkaas Shekh Cusman Barre Maxamed iyo inta badan Xildhibanada Hirshabelle ay Joogaan Magaaladda Muqdisho taasne ay sabab u noqotay in kulamadii Baarlamaanka Hirshabeelle ay hakad galaan oo ay goorom la’aan u baaqandaan iyadoo dhawaan kalfadhigu uu furmay.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top