Booliska Arizona ee dalka Mareykanka ayaa soo bandhigay muuqaal video ah oo muujinaya qaabkii uu taksiga darawal la`aanta ah ee shirkadda UBER uu u dilay haweeneyda lagu magacaabo Elaine Herzberg (49-jir) taas oo wadada meel khaldan ka goyneysay maalmo ka hor.