BREAKING NEWS

Buurmadow Oo Weerar Kulul Ku Qaaday Muuse Biixi[VIDEO}

Boqor Cismaan Buurmadow oo ka mid ah Isimada Beelaha dhexe maamulka Somaliland ayaa yidhi aniga la kaftimi maayo beelaha Garxajis, Dhanka kalana ah Nin aan Hadalka la Gaban ayaa Raali Galin ka Bixiyey Hadalo Cadiifadaysnaa oo uu Odhan Jiray Xiligii Doorashada Somaliland

HALKAN KA DAAWO VIDEO

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top