Waxaa Maanta Degmada Widhwidh Ee G- Cayn Kadhacay Tababar Loo Qabtay 15 Saxafi Kaasi Oo Dhawaan Tababar Aqoonta Saxaafada Ah Lagu Siiyey Widhwidh Waxaana Tababarkan Qabanayey Ururka WIDJA Kaasi Oo Ay Maal Galinayeen Ganacsatada Degmada Widhwidh
Tababarkan Ayaa Waxaa Bixinayey Faysal Jamac Aadan Oo Ah Rugcadaa Safi Kaasi Oo Siweyn Ugu Mahad Celiyey Suxufiyiinta Widhwidh Kuna Amaanay Kaalinta Ay Kaciyareen Dhinaca Saaxafad.