BREAKING NEWS

Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadley Go’aankii Waddani Kalsoonida Kala Noqdey Gudiga Doorahsooyinka[Dhagayso}

Xisbiga Kulmiye oo ka hadlay go’aankii uu maanta xisbiga mucaaridka ah ee Waddani kalsoonidii kala noqday Gudiga Doorashada soomaaliland wuxuu ku tilmaamay in go’aankaasi aanu ahayn wax caqli gal ah.

HALKAN KA DHAGAYSO

Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa sheegay in haddii la kala diro xubnaha guddiga doorashooyinka ay sababi karto dib u dhac ku yimaada doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiiladda.

|| Warbaahinta WidhWidh Online News Desk ||

-- Nagala soo xariir : WidhWidh@gmail.com

Share this post

PinIt
    scroll to top